Isku xirrada

Caweyska: Taariikhdii Abwaan Cali Sugule


Abwaan Cali Sugule

Abwaan Cali Sugule

Barnaamijka Caweyska Washington, waxaad ku dhageysan doontaan Taariikhda ALLAHA u raxmadee abwaan Cali Sugulle Cigaal (Dun Carbeed) oo dhawaan ku geeriyooday waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta.

Caasho Ibraahim Aaden (Cuud) ayaa barnaamijka soo diyaarisey, islamarkaasina idin-la socodsiineysa.

XS
SM
MD
LG