Isku xirrada

Faaqidaada: Shirka Madasha Ee Kismaayo


Barnaamijkeena Faaqidaadda wuxuu ku saabsan yahay shirka Madasha iyo habka doorasho ee ay Soomaaliya qaadan karto,.

Faaqidaadda Toddobaadka wuxuu ku saabsan yahay shirka ka socda magaalada Kismaayo ee looga hadlayo qaabka loo galayo doorashada Soomaaliya.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay aqoonyahanno ku sugan gobolka Virginia ee Maraykanka, oo kala ah. Eng. Baasto Axmed, Eng. Xuseen Darwiish, Cabdi Daahir iyo Ganacsade Haybe Cabdi.

Barnaamijka oo lagu duubay studio-yaha 16 ee VOA, waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Eng. Xuseen Darwiish

Eng. Xuseen Darwiish

Cabdi Daahir

Cabdi Daahir

Ganacsade Haybe

Ganacsade Haybe

Weriye Maxamed Colaad iyo Eng. Baasto Axmed

Weriye Maxamed Colaad iyo Eng. Baasto Axmed

XS
SM
MD
LG