Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhageyso Martida Mikrafoonka


Martida Makrafoonka
Martida Makrafoonka

Kusoo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Mikrafoonka oo toddobaadkan diiradda ku saareyno xiisadaha ka soo cusboonaaday dalalka Iiraan iyo Sacuudiga oo dalal dhowr ah saameyn ku yeeshay.

Barnaamijka waxa Istuudiyaha VOA ee London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Ka dhageyso Barnaamijka qeybta hoose.

please wait

No media source currently available

0:00 0:14:43 0:00

XS
SM
MD
LG