Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye


Maareeye
Maareeye

Dhammaadkii sanadkii tagay ee 2015, waxaa Baarlamaanka Soomaaliya uu meel mariyay sharciga saxaafadda Soomaaliya, oo ay wasaaradda Warfaafinta soo diyaarisay.

Sharcigaasi, ayaa waxa haddaba qodobbada ku jira qaarkeed waxa walaac ka muujiyay suxufiyiinta Soomaaliyeed.

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxa nagala qeyb qaadanaya wasiirta warfaafinta iyo dalxiiska dowladda Soomaaliya Md. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), oo ka jawaabi doona qaar ka mid ah su'aalaha ay qabaan wariyaayaasha. Barnaamijka waxa idin soo saaray oo idinla socodsiinayana Jamaal Axmed Cismaan.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:31 0:00

XS
SM
MD
LG