Isku xirrada

Miisaaniyadda Somaliland oo gaadhay $295 Milyan


Somaliland Parliament

Somaliland Parliament

Golaha wakiilada Somaliland ayaa meel mariyay miisaaniyadii ugu badnayd ee ay Somaliland yeelato, taasi oo odoros ahaan gaadhaysa 295 Million oo dollar.

Miisaaniyadan oo maalmahanba dood kulul ka dhex dhalisay golaha ayaa xildhibaanada diiddan ay ku doodayaan in ay ku jirto lacagtii haamaha shidaalka oo warrjintooda hore goluhu u laalay.

Wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo fadhiga golah ka qayb galay ayaa warbixintan nooga soo diyaariyay.

XS
SM
MD
LG