Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q.5aad)


Hibada iyo Hal Abuurka
Hibada iyo Hal Abuurka

Ku soo dhowaada Barnaamijkii Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarada, Toddobaadyadii inna dhaafay waxaa la baafinayey Gabadha Gobaad, waxaa war ugu dambaysay iyada oo tahriibtay, haddaba toddobaadkan markii ugu horraysay ayay soo hadashay tolow maxay sheegtay?

Qodobkaas iyo qaybo kaleba waxaad kaga boganaysaan barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka waxaa innoo soo diyaariyey Ismaaciil Xuseen Farjar.

Barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:21 0:00

XS
SM
MD
LG