Isku xirrada

Wicitaanka: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia


Cabdiraxmaan Odowaa, Wasiirka Arr. Gudaha

Cabdiraxmaan Odowaa, Wasiirka Arr. Gudaha

Barnaamijka wicitaanka dhageystaha waxaanu ku eegeynaa arrimaha Soomaaliya iyo sanadka soo socda ee 2016ka. Waxaa barnaamijka marti ku ah Wasiir arrimaha Gudaha ee dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa. Inta uu barnaamijka socdana waxaa su'aalo ku weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasheenna oo meelo kala duwan oo dunida ah jooga.

XS
SM
MD
LG