Isku xirrada

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q-2aad)


Hibada iyo Hal Abuurka

Hibada iyo Hal Abuurka

Waa qaybta Labaad ee barnaamijka Hibada iyo Hal Abuurka, waxayna ka hadlaysaa Silsilad Taxane ah ee waayaha nololeed ee Gabadh Soomaaliyeed oo lagu magcaabo Gobaad,

Silsiladdan oo ku socon doonta gabay ayaa ka hadli doonta Jacaylka, Dhoofka, Tahriibka, iyo Loollanka Dhaqanka.

XS
SM
MD
LG