Isku xirrada

Sarkaal Lagu Dilay Muqdisho


ciidan

ciidan

Guddoomiyaha degmada Dharkenley Cumar Mayre Macoow ayaa sheegay in raggii dilkaasi geystey in ay goobta ka baxsadeen.

Dilka sarkaalka ka tirsanaa milatariga ayaa ku soo beegmaya xilli uu maanta guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale uu sheegay in shacabka magaalada Muqdisho looga baahanyahay in ay si buuxda ula shaqeeyaan laammaha amniga.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in amniga lagu adkeynkaro oo kaliya marka laammaha amniga iyo shacabka ay dhexmarto shaqeyn wanaagsan.

XS
SM
MD
LG