Isku xirrada

Dhibaatooyinka Sawirrada Dadka Kale Ee La Adeegsado


Muddooyinkii ugu dambeeyey ayaa boggaga isku xirka bulshada ku soo badanaya dadka inta ay xarumahaasi ka qaata sawirrada dadka kale kaddibna u soo isticmaalo qabab kale oo aan wanaagsaneyn.

Haddaba sidee arrintaasi looga hortagi karaa iyo ma jiraan jidad dadka waxaa sameeya lagu dacweyn karo oo xal dhibaatadaasi loogu heli karo.

Haddaba waxaa arrintaasi si qoto dheer u faahfaafinaya Cabdinaasir Sola oo aqoon dhee u leh arrimaha tegnoolajira.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa arrintaasi ka wareystay.

Hoos ka dhageysiyso wareysiga oo dhammaystiran.

XS
SM
MD
LG