Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q-3aad)


Hidaha iyo Hal Abuurka
Hidaha iyo Hal Abuurka

Waa qeybta 3aad ee barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka, toddobaadkanna waxaa ku maqli doontaan Sheeko Sugaaneeddii Taxanaha ahayd oo toddobaadkan meel xiisa leh maraysa iyo Qodobo kale.

Wiil yar oo ku nool magaalada Buuhoodle oo sameeyey Diyaarad, Gaadhi iyo marawaxad caagad ka samaysan, iyo weliba Magaalada Borama oo uu ku nool yahay nin dib u hagaajiya laambadaha gubtay.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya barnaamijkan

Hibada iyo Hal abuurka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:47 0:00

XS
SM
MD
LG