Isku xirrada

Martida iyo Dr. Cabdilaahi Cilmi


Dr. Cabdilaahi Cilmi, khabiir dhinaca cimilada

Dr. Cabdilaahi Cilmi, khabiir dhinaca cimilada

Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Dr. Cabdilaahi Cilmi Maxamed oo ah khabiir ku takhasusay arrimaha cimilada.

Dr. Cabdilaahi wuxuu ka hadlayaa waxyaabihii ka soo baxay shirkii isbeddalka cimilada dunida ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Paris.

Barnaamijka waxaa London ka soo diray weriyaheena Ridwan Xaaji Cabdiwali.

XS
SM
MD
LG