Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HRW: 75 Qof Ayaa Lagu Dilay Ethiopia


.
.

Hay'adda xuquuqul Isnaanka ee (Human Rights Watch) ayaa maanta sheegtay in ciidanka Itoobiya ay dileen 75 qof oo ka mid ahaa dad dibad-baxyo ka sameeyey gobolka Oramiya ee dalka Itoobiya, kuwaasoo ka bannaan-baxayey go'aan ay dowladda Itoobiya ku dooneyso in ay kula wareego dhismayaal ku yaalla gobolka ay degto bulshada Oramada.

Dhanca kale xukuumaddaha Washington iyo London ayaa walaac ka muujiyey dibad-baxayaasha ka dhacay dalka Itoobiya.

Warbixintan oo dhammeystiran ka dhageyso hoos.

Warbixinta Xaaladda Itoobiya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00

XS
SM
MD
LG