Isku xirrada

Wicitaanka: Wasiir ku Xigeenka Shaqada Iyo Shaqaalaha Somalia


Barnaamijka wicitaanka todobaadkan waxaa marti ku ah, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Somalia, Mudane, Cusman Libaax Ibrahim .

Inta uu barnaamjka socdana waxaa su'aalo ku weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasheenna.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG