Isku xirrada

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka


Hibada iyo Hal Abuurka

Hibada iyo Hal Abuurka

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarada, waxaad ku maqli doontaan qaybtii labaad ee silsilad taxane ah oo aan kaga hadlayno Guurka, Gayaanka, Jacaylka, Dhoofka iyo Loollanka dhex maraya dhaqannada kala duwan.

Sidoo kale waxaan ka madhnayn inaan barnaamijka ku waraysanno dhalinyarada la timi curinta oo toddobaadkan aad ku maqli doontaan Cabdiraxmaan Cumar Ismaaciil oo ah wiil dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Boosaaso oo afka carabiga ku qoray buug ka hadlaya Taariikha Soomaaliya, Saami Cabdiraxmaan oo isna boggiisa Facebook-ga u adeegsada inuu alaabta ku iibiyo.

Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa innala socodsiinaya.

XS
SM
MD
LG