Isku xirrada

Meydadka 20 Qof Oo Laga Helay Bujumbura


Men carry away a dead body in the Nyakabiga neighborhood of Bujumbura, Burundi, Dec. 12, 2015.

Men carry away a dead body in the Nyakabiga neighborhood of Bujumbura, Burundi, Dec. 12, 2015.

Ugu yaraan meydadka 20 qof ayaa laga helay xaafadda ku taalla magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi.

Arrintan ayaa sidoo kale ku soo beegmaysa iyadoo hal maalin ka hor rag hubeysanaa ay weerarro qorsheysan ku qaadeen saddex saldhig oo milatariga Burundi ku leeyahay magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi, iyadoo weerarradaasi ay ku dhinteen 12 qof.

Afhayeenka ciidanka Burundi ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay 21 ka mid ah raggii weerarrada soo qaaday iyo hubkii ay siteen.

Hoos ka dhageyso warbixintan xaaladda dalka Burundi.

XS
SM
MD
LG