Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka (Q-1aad)


Hibad iyo Hal Abuurka
Hibad iyo Hal Abuurka

Barnaamijka Hibada iyo Hal-abuurka Dhalinyarda waa barnaamij cusub oo toddobaad walba aad kala socon doontaan Barnaamijka Dhalinyarada Maanta ee ku baxa idaacadda Duhurnimo ee VOA.

Barnaamijkan waxaan ku soo qaadanynaa Hibada, Hal-Abuurka, Himilada iyo hiigsiga dhalinyarada, waxaadna ka heli doontaan qayb ku saabsan fikradaha cusub ee dhalinyaradu ay soo kordhiyaan, iyo qayb kale oo ku saabsan hal abuurka dhalinyrada gaar ahaan dhinaca suugaanta.

Haddaba barnaamijkan waxaa diyaariyay Ismaaciil Xuseen Farjar, halka hoose ka dhegeyso qaybtiisa 1aad:

Barnaamijka Hibada iyo Hal abuurka
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:25 0:00

XS
SM
MD
LG