Isku xirrada

Martida: Wasiirka Dakadaha Soomaaliya


Wasiirka dakadaha iyo gaadiidka badda

Wasiirka dakadaha iyo gaadiidka badda

Barnaamijka Martida Makaroofanka ayaa waxaa todobaadkan marti ku ah Nuur Faarax Xirsi wasiirka dakadaha iyo gaadiidka badda ee dowladda Federaalka ah Soomaaliya, oo magaalada London uga qeyb galay shirkii (IMO) ee ururka badaha adduunka ee Qaramada Midoobay.

Wasiirka ayaa wareysiga looga qaaday xafiiska VOA ee magaalada London.

Barnaamijka waxaaa innala socodsiinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

XS
SM
MD
LG