Isku xirrada

Obama oo ka Hadlay Weerarkii California


Madaxeynaha Mareykanka Barack Obama ayaa wacad ku maray maanta oo Sabti ah in Baarayaasha Federaliga ah ee Mareykanka ay soo heli doonaan wixii ku dhaliyay lamaane is qabay inay 14 qof toogasho ku dilaan gobolka California – wuxuuna ugu baaqay shacabka Mareykanka inay midnimadooda ilaaliyaan ka dib marka ay dhacaan weerarada noocan ah.

XS
SM
MD
LG