Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Xaaladda Siyaasadeed Ee Jabuuti


Madaxweyne Geelle oo wariyayaasha la hadlaya kaddib markii uu codkiisa dhiibtay.
Madaxweyne Geelle oo wariyayaasha la hadlaya kaddib markii uu codkiisa dhiibtay.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan xaaladda siyaasadda dalka Djibouti.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu maanta ku saabsan xaaladda siyaasadda Djibouti, iyadoo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu shalay ku dhawaaqay inuu mar afraad isa-soo sharxayo doorashada dhaceysa bisha April ee 2016.

Barnamijka Faaqidaadda waxaa magaalada Djibouti nooga soo diray weriyaheena Ramadan Muuse.

Faaqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:29:53 0:00

XS
SM
MD
LG