Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo


Goob-joogayaal ayaa VOA u sheegay in dagaalku uu ka billowday dhismaha wado laami ah oo ku taalla magaalada Gaalkacyo.

Muranka waddadaasi ayaa sabaabay dirirta dhexmartay labada dhinaca ee horseeday khasaare dhimasho iyo dhaawac ah.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa ka tirsan dhinacyadii uu dagaalku dhexmaray.

Maamullada Puntland iyo Galmudug ayuu dhinacba dhinaca kale ku eedeeyey in uu dagaalkan billaabay.

XS
SM
MD
LG