Isku xirrada

Taariikhda Weriye Axmed Xasan Cawke


Axmed Xasan Cawke

Axmed Xasan Cawke

Magaalada Jigjiga waxaa ku geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ahaa saxafiyiinta ugu magaca weynaa ee soo maray warbaahinta Soomaalida.

Halkan ka Dhageyso Taariikh Nololeedka Cawke.

Fanaaniin ayaa ka tacsiyeeyey geerida Cawke.

XS
SM
MD
LG