Isku xirrada

Caweyska: Maryan Mursal Ciise


Ku soo dhowaada Barnaamijka Cawayska Washington oo aad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh oo ay ku jiraan Waraysi aan la yeelanay fanaanada M Deeqa Bilan iyo gabay ku saabsan nolosha qurbaha iyo tan dalkii xilligii dagaalladu socdeen.

Waxaa innala socodsiinaya Caasho Ibraahim Aadan (Caasho-Cuud)

XS
SM
MD
LG