Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Video: R/W Cumar Iyo Shirkii Dalka Malta


Ra'iisul wasaare Sharmaarke
Ra'iisul wasaare Sharmaarke

Magaalada Valleta ee Jaziiradda Malta waxaa lagu soo geba gebeeyey shalay shir ay isugu yimaadeen madaxda dalalka Midowga Yurub iyo kuwa qaaradda Africa.

Shirkaasi, ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii dhaqaale iyo gargaar loogu fidin lahaa qaaradda si loo yareeyo qulqulka muhaajiriinta kasoo tallaabaya badda Mediterranean-ka ee kasoo cararaya faqriga ka jira qaaradda si ay usoo gaaraan Yurub.

Madaxda kulankaasi ka qaybgalaya waxaa kamid ah Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya.

Ra'iisul Wasaare Cumar
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:41 0:00

XS
SM
MD
LG