Isku xirrada

War Deg-Deg ah

WHO: Cudurka Ebola Kama Jiro Sierra Leone


Dadweynaha ku nool dalka Sierra Leone ayaa si aad ah u sugayey in markii uu lagu dhawaaqo in cudurkaasi uusan dalka ka jiran kuwaasoo xannuun ka soo maray jirtaanka cudurkaasi kaddib markii uu galaaftay nolosha 4,000 kun oo qof sanadihii la soo dhaafay.

Abdulla Bayraytay, oo ah isku-duwaha arrimaha wacyigelinta arrimaha bulshada ee qaranka ayaa sheegay in daafaha kala duwan ee dalka Sierra Leone laga sameyn doono maalin dabaal-dag ah, taasoo lagu xusidoono dadkii uu galaaftay cudurka Ebola iyo dhakhaatiirta dadaalka badan u sameysan sidii cudurkaasi lola dagaalami lahaa.

XS
SM
MD
LG