Isku xirrada

Faaqidaadda: Khilaafka Xisbiga Kulmiye


Kulmiye

Kulmiye

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxaan ku eegeynaa Khilaafaadka ka dhex aloosan xubnaha Xisbiga Kulmiye iyo saameynta uu ku yeelan karo xisbigaasi arrimahaasi. Waxa soo diyaarisay soona jeedineysa barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka Sahra Ciidle Nuur oo Washington Joogta.

XS
SM
MD
LG