Isku xirrada

Martida: Abwaan Cabdidhuux Yuusuf


Barnaamijkeena Martida Makaroofanka waxa Marti ku ah Abwaan Cabdidhuux Yuusuf oo la qeybgalaya Todobaadka Somalida ee London.

Waxaana kaga hadlayaa Af-soomaaliga iyo fanka dhalinyarada cusub.

Barnaamijka oo Dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG