Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qaabkii loo Badbaadiyay Gabar la Afduubay


Ciidamada ammaanka dalka Kenya oo kaashanaya ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku guuleystay in is xoog ah u soo furtan gabar iyo wiil reer Kenya ah oo dabley ay ka afduubteen degamada Dhadhaab.

Cidamadan ayaa waxaa u suurta gashay in ay dilaan mid kamid ah ragii afduubga geestay halka sidoo kale ay soo furteen qori iyo bamka gacanta laga tuuro oo uu sitay ninkaasi.

Ciidankani soo furtay gabadha iyo wiilka waxaa hogaaminayay kaaliyaha talyaha Policka Kenya Cumar Shuriye Ibraahin waxuuna wareysi gaar ah oo uu siiyay idacada VOA ku sheegay in ay si wada jir ah oogu guleysteen soo furashada gabadha iyo wiilka.

Dhegayso: Waraysi ku saabsan Badbaadinta Gabadh reer Kenya oo Shabaab afduubteen
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

XS
SM
MD
LG