Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Cabdullahi Xirsi iyo Cawil Daahir


Cawil Daahir Salaad
Cawil Daahir Salaad

Weriyayaasha Taleefishinka Universal ee u xirnaa dowladda Soomaaliya, ayaa maanta laga sii daayey xabsigii ay kaga jireen magaalada Muqdisho.

Sii dyanta Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye oo sidoo kale ah agaaismaha Universal ee Bariga Afrika, ayaa waxaa idaacadda VOA-da u xaqiijiyey shaqaalaha telefiishanka Universal ee magaalada Muqdisho.

Weriye Cawil Daahir Salaad iyo Cabdullaahi Xirsi Kulmiye ayaa jimcihii lagu xiray magaalada Muqdisho.

Goor sii horeysay oo maanta ah, ayaa guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jaawaari waxa uu ka codsaday xeer-ilaaliyaha qaranka in la sii daayo labadan weriye.

Haddaba kadib markii laga soo daayey xabsiga ayaa Sahra Cabdi Axmed waxay khadka telefoonka ee Muqdisho kula xariirtey labada suxufi waxaana hadalka ku hormaraya, Cabdullahi Xirsi.​

Wareysi: Cawil iyo Cabdullahi
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:27 0:00

XS
SM
MD
LG