Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Loollanka u Dhexeeya Ruushka iyo Maraykanka


Ku soo dhowaada Dhegaystayaal barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha oo ku saabsan Suuro-gal ma tahay in markale dunidu ay gasho dagaal qabaw oo dambe, marka la eego loollanka cusub ee u dhexeeya Maraykanka iyo Ruushka ee ku aaddan dalka Syria.

Waxaa marti ku ah Maxamed Xaaji Maxamuud oo bartay Cilmiga Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah, isla markaana faalleeya arrimaha caalamka, wuxuu ku sugan yahay dalka Britian, sidoo kale waxaa barnaamijka marti ku ah Maxamed Cismaan Guudle oo isna shahaadada sare ee PHD ku diyaarinaya Siyaasadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah, Maxamed wuxuu ku sugan yahay dalka Turkiga.

Barnaamijka oo dhamaystiran xagga hoose ka dhegeyso.

Barnaamijka Wicitaanka Dhegaystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:22:50 0:00

XS
SM
MD
LG