Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa mar kale ku celiyey in dawladda Soomaaliya ay muhiimad siinayso dhismaha ciidanka.
Waxa kale uu sheegay in baahida ugu weyn ee ay dawladdu qabto ay tahay dhismaha xeryaha ciidanka.
Waraysi uu siiyey idaacadda VOA ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in ciidanka lagu tababaro fikir keliya si ay u nqodaan ciidan qaran.