Isku xirrada

War Deg-Deg ah

1,151 Muhaajiriin ah oo lasoo Bad-baadiyey


Dalka Talyaaniga ayaa shalay oo isniin ahayd soo bad-baadiyay muhaajiriin gaaraya 1,151 qof oo ka mid ah tahriibayaasha kusoo qul-qulaya qaaradda Yurub.

Dalka Talyaaniga ayaa shalay oo isniin ahayd soo bad-baadiyay muhaajiriin gaaraya 1,151 qof oo ka mid ah tahriibayaasha kusoo qul-qulaya qaaradda Yurub.

Dadkaasi ayaa waxaa ka jira haween iyo carruur badan, waxaana laga soo daad gureeyey jasiiradaha Lambaduzza iyo Pazalo ee Talyaaniga.

Dhinaca kale Gollaha Midowga Yurub ayaa sheegay in ay dhowaan billaabi doonaan wajjigii labaad ee howlgaladda ciidanka Midowga Yurub ee badda Meditareeniyaanka.

Howlgalkan cusub, ayaa waxaa loogu magac dari doonaa “Safiya” oo ah gabar yar oo Soomaaliyeed oo ku dhalatay Markab laga leeyahay Jarmalka oo soo bad-baadiyay tahriibayaal ay ka mid ahayd hooyada dhashay Safiya oo iyaduna Soomaali ah.

Waxaa warbixin nooga soo diray arrintan Ridwaan xaaji Cabdi Weli.

Warbixinta Ridwaan
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:30 0:00

XS
SM
MD
LG