WASHINGTON, D.C. —
Kaaliyaha Xogahaya arrimaha dibadda ee Maraykanka u qaabilsan diplomaasiyadda iyo bulshada Richard Stengel ayaa wareysi uu siiyey VOA kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin la dagaallanka kooxaha xag-jirka ah, waxbarashada iyo adeegsiga warbaahinta ee dadaallada loogu jiro in ISIS lagula dagaallamo.
Wareysigan oo ay la yeelatay weriyaha VOA Pam Dockins, ayaa waxaa warbixin ka diyaariyey Cabdiraxmaan Xuseen Furre.