Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaad: Adeegsiga Suugaanta Xilliyada Colaadaha


Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka, waxan diirradda ku saaraynaa soo jiritaanka adeegsiga suugaanta xilliyada colaadaha iyo nabadda ee Soomaaliya.

Waxa barnaamijka ka qeyb galaya abwaanno iyo xubno kale oo wax badan kala socda sida ay Soomaalidu u adeegsan jirtey suugaanta xilliyada colaadaha iyo nabaddu ay jiraan.

Waxa barnaamijka isku soo duba ridey, soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Adeegsiga Suugaanta
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:31:29 0:00

XS
SM
MD
LG