Isku xirrada

Carruurta ku Dhasha Xaaladaha aan Caadiga Aheyn oo Laga Hadlay


Edna Aden

Edna Aden

Magaalada Hargeysa waxaa maanta lagu qabtay kulan lagaga wada hadlayo caruurta xaaladaha aan caadiga ahayn ku soo dhalata, iyadoo ay isugu yimaadeen qaybaha aalaaba daneeya caafimaadka caruurta , waxaana kulankaasi soo qaban qaabiyay Cisbitaalka Edna.

Aasaasaha Cispitalkan Drs. Edna Aadan Ismaciil ayaa wariayah VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwa uga warantay ujeedada kulanka.

XS
SM
MD
LG