Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Shirka Xallinta Xurgufta Maamullada


Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay dadaallada lagu doonayo in lagu dhaqangeliyo hiigsida sanadka 2016-ka iyadoo dowladda iyo maamul goboleedyadu ay wadaan qorshe ay ku doonayaan in ay isla meel dhigaan hannaanka ugu wanaagsan ee ay ku dhici karto doorasho lagu soo doorto barlamaan iyo madaxweyne.

Sidoo kale dadaallo lagu doonayo in lagu xalliyo khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedyada ka dhisan dalka.

Xildhibaan Cabdi-Barre Yuusuf Jibriil , xildhibaan Caasho Maxamuud Cumar (Caasho-Koos) iyo Diini Maxamed Diini oo ka mid ah madaxda hay’adda Soscensa oo ah hay’ad ay ku mideysan yihiin ururrada aan dowliga ahayn.

Waa innala socodsiinaya Cabdiraxmaan Xuseen Furre.

Faqidaadda Toddobaadka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:34:59 0:00

XS
SM
MD
LG