Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali Kale oo Qirtay inuu ISIS ku Biirayey


Sakariye Yuusuf Cabdirxmaan oo 20 jir ayaa maxkamad Federaali ah oo ku taalla magaalada Minneapolis ka qirtay inuu doonayey inuu ISIS ku biiro.

Wareysi arrintaas ka hadlaya oo uu Maxamuud Masacadde ka qaaday Sidiiq Warfaa oo hogaamiyeyaasha bulshada Soomaalida ka mid ah, hoosta ka dhageyso.

Dhageyso wareysiga Qirashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:28 0:00

XS
SM
MD
LG