Isku xirrada

Xasan Sheekh: Al-Shabaab Way Tabar Darreeyeen


Madaxweyne Xasan

Madaxweyne Xasan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u qabsashada al-Shabab ay dib u qabsatay deegaanno ku yaaalla koonfurta Somalia aanay wax macno ah ku fadhin.

Xasan Sheekh oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegay inaanay jirin wax muujinaya in al-Shabab ay dib u soo noolaanayso.

Madaxweynaha, ayaa diidey in Shabaab ay awood u leeyihiin in ay badda isticmaalan si ay isugu gudbiyaan hubka.

Wareysiga Reuters la yeelatay madaxweynaha waxaa inoo soo koobaysa Caasha Cuud.

XS
SM
MD
LG