Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Heshiiska Nukliyarka Iran wuu Hormarey


Lataliyaha madaxweyne ku xigeenka Mareykanka ee dhinaca ammaanka qaranka, ayaa sheegay Talaadadii in inkastoo ay jirto mucaaraadnimo ku aaddan heshiiska Nuclear-ka ee Iiraan, uu haddana Mareykanku uu horumar ka sameynaayo heshiiskaasi.

"Waxaanu u soconnaa inaan dhaqan gelino heshiiskaā€¯ ayuu yiri Colin Kahl, oo la hadlay VOA. Waxa uu Kahl sidoo kale sheegay haddii ay Iran ka soo baxdo heshiiska ayna fuliyaan wixii la isku raacay, iyaguna ay markaasi diyaar u yihiin inay sidaasi oo kale sameeyaan.

Xubno ku jira xisbiga Jamhuuriga, ayaa si adag uga hor yimid heshiiskaasi Nuclearka ee maamulka Obama la saxiixdey Iran.

XS
SM
MD
LG