Isku xirrada

Qeybta 282-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa ay ku saabsan tahay Af-Soomaaliga iyo kaalinta warbaahinta, iyo sida ay u adeegsadaan weriyeyaasha. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa.

XS
SM
MD
LG