Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn: Isbeddelka Taliyayaasha Ciidanka Qaranka


Dawladda Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay wadday isbeddel lagu sameeyay hoggaanka sare ee ciidanka.

Waxaa xilkii laga qaaday taliyihii ciidanka xoogga dalka Jenaraal Daahir Aadan Cilmi (Indho qarshe) iyo Abbaanduulihiisii Jenaraal C/Risaaq Khaliif.

Taliyaha cusub ayaa loo magacaabay Jenaraal Maxamed Aadan Axmed, waxaana abbaandule loo magacaabay Korneel Cali Baashi Maxamed.

Wararka qaar ayaa sheegaya in isbeddeladu intaasi ku koobnaan doonin.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin gaar ah oo ku saabsan, waxyaabaha ay isbddeladan soo kordhin karaan iyo caqabadaha hortaagan.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan isbedellka hoggaanka Ciidanka Qaranka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:43 0:00

XS
SM
MD
LG