Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Marita waxaa toddobaadkan marti ku ah Maxamed Cali Bile muddo ka badan 25 u soo shaqeynayay Qaramada Midoobay, haatana hay’adda UNICEF ugu qaabilsan qaybta mashaariicda ee dalka Ciraaq.

Waxa uu barnaamijkan kaga jawaabayaa su’aalo ay dhageystayaasha ka weydiinayaan dhibaatada tahriibka.

Lifaaqa hoose ka dhageyo barnaamijka.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:26:30 0:00

XS
SM
MD
LG