Isku xirrada

Kooxda Chelsea oo Guul-darro la Baday


Ciyaaraha horyaalka dalka Ingiriiska ayaa kooxda Manchester City ay habeenkii xalay ahaa guul-darro baddan kooxda uu xafiiltanku ka dhaxeeyey ee Chelsae, iyada oo Chelsea 3 iyo waxba lagaga badiyey.

Wariyeheena Maxamuud Mascadde ayaa barnaamijka soo diyaariyey, soona jeedinaya.

XS
SM
MD
LG