Isku xirrada

Doorashada Jubbaland oo Maanta Dhacaysa


Kismaayo

Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xaruunta maamulka Jubbaland waxa maanta lagu wadaa inay ka qabsoonto doorshada madaxweynaha maamulkaasi.

Murshaxiinta u tartamaysa xilkaasi ayaa ka hadlay barnaamijkooda siyaasadeed.

Dhinaca kalena waxaa jira baaqyo ka imanaya qeybo ka mida bulshada deegaanka oo ku baaqaya in dib loo dhigo doorashada.

Qeybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixin arrintaaasi ku saabsan.

XS
SM
MD
LG