Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha


Xasan Sh
Xasan Sh

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay sharci ahaanshaha mooshinka ay xildhibaannada Soomaaliya ka gudbiyeen madaxweyne Xasan Sheekh. Waxaa ka qeyb galay Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaannada gudbiyey mooshinka, Xildhibaanad Maryan Cariif Qaasim oo madax ka ah guddiga dastuurka ee baarlamanka, iyo Prof. Xuseen Warsame oo wax ka dhiga jaamacadda Calgary ee dalka Canada.

Barnaamijka waxaa daadihineysa Falastiin Axmed Iimaan ee hoos ka dhageyso.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka
please wait

No media source currently available

0:00 0:41:25 0:00
XS
SM
MD
LG