Isku xirrada

Wicitaanka: Doorashadda Soomaaliya


Wicitaanka Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha

Ku soo dhowaada barnaamijkii Wicitaanka Dhegaystaha waxaana marti ku ah Abukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar-Dhagey) oo la-taliye arrimaha sharciga u ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlaya sababaha ugu weyn ee aysan doorasho sanadka dambe Soomaaliya uga dhici karin.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa inala socodsiinaysa.

XS
SM
MD
LG