Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaarisa: Ololaha Soo Celinta Waxbarashada


Kadib weerarrada culus ee Al-Shabab ay ku qaadday xarumaha waxbarashada Goblka Waooyi Bari Kenya waxaa dhinaca kale socda ololayaal loogu magacdaray “Soo-celinta Waxbarashada” oo la doonayo in dib loogu furo Jaamacadda Gaarisa oo weerar kii Al-Shabab ku qaadday bishii Abriil ee sanandkan ay ku dhinteen 147 qof.

Warbixin arrintaas ku saabsan xagga hoose ka dhegeyso.

Warbixinta Gaarisa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00

XS
SM
MD
LG