Isku xirrada

Urur Sheegtay Weerarkii Sucuudiga Ka Dhacay


Sucuudiga

Sucuudiga

Weerarkaas ayaa ka dhacay masaajid ay ku tukadaan ciidamada ammaanka ee dalka Sucuudigu.

Ururkan oo Daacish bahwadaaga la ah, ayuu garabkiis gobolka Xijaas ee dalka Sucuudiga sheegtay mas’uuliyadda weerarkaasi, kaasoo sheegashadiisa soo dhigay boggiisa Twitter-ka.

Qofka isa soo miidaamiyey weerarka ka fuliyey masaajid ku yaalla magaalada Abha oo ku taalla koonfurta dalka Sucuudiga oo u dhow xuduudka uu Sucuudigu la wadaago dalka uu dagaalku ka socdo ee Yaman.

Ururkan ayaa wacday ku maray in uu sii wadi doono weerarada uu ku qaadayo waxa uu ugu yeeray dadka khiyaamadda ku sameeyey dalalka kulaalla gacan Carbeed

XS
SM
MD
LG