Isku xirrada

Dablay hubaysan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan booliska oo magaciisu ahaa Aweys Maxamed Diiriye.

Sarkaalaka la dilayaayaa wararku sheegayaan inuu qayb ka ahaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan xafiiska la shaaqeeya Booliska Caalamiga ah ee Interpol.

Waraysi ku saabsan dilka Sarkaalkan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

XS
SM
MD
LG