Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain oo Baaraysa Shirkadda Soma Oil


Shirkadda Soma OIL
Shirkadda Soma OIL
Xafiiska dowladda Britain u qaabilsan baaritaannada musuq-maasuqa iyo isdabamarinta ayaa ku dhawaaqay inuu baarayo eedeymo musuqmaaqus oo la xiriiray shirkad Britain ah oo shidaal ka baaraysa Soomaaliya.
Shirkaddan waxaa lagu magacaabo SOMA GAS and Oil, waxay heshiis la gashay dowladda Soomaaliya 2013.
Shirkaddan waxaa madax u ah hoggaamiyihii hore ee xisbiga Talada haya ee conservative-ka.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay la yaabtay eedaha musuqmaasuq ee shirkaddan lagu eedeeyay, waxayna sheegta in haddii lala soo xiriiro ay wadashaqeyn la sameyn doonto xafiiska eedahan baaraya.
Dhageyso Baarista SOMA Oil
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:59 0:00
XS
SM
MD
LG